Erayo Somali Ah

Erayo Jaceyl Oo Habeen Wanaagsan Ah

Habeen wanaagsan: U dir lamaanahaaga fariimaha nuucaan ah: Sida loogu diro erayo ama fariimo jaceyl oo habeen wanaagsan ah gaar ahaan kuwo romantic ah. Fariimo marka aad u dirto lamaanhaaga uu caawa oo dhan adiga kaa fikirayo. Erayo jaceyl oo  romantic ah gaar ahaan kuwo habeen wanaagsan ah Caawa oo dhan ayaad u sheekeyneysay lamaanahaaga,

Erayo Jaceyl Oo Habeen Wanaagsan Ah Read More »

Geeraar jaceyl ah: u dir lamaanahaaga erayadaan macaan

Waxaad xiiseysaa geeraar jaceyl gaar ahaan kuwo romantic ah misana top ah, hadaba waxaad joogtaa halka saxada ah. Sida loogu geeraaro qofka aad jeceshahay ama aad ka heshay waa wax fudud, boggeena ayaad ku baran kartaa.  Sidoo kale haddii aad xiiseyneyso erayo jaceyl ah, waxaan boggeena kuugu diyaarinay erayo romantic ah oo qalbiga soo jiidanayo. Hadaba

Geeraar jaceyl ah: u dir lamaanahaaga erayadaan macaan Read More »