Gabdhaha Shidan Sidaan Ayaa Loo Soo Jiitaa

5 waxyaabood oo kuu sahleyso soo jiidashada gabdhaha shidan si yara cajiib ah. Sida lagu soo jiito gabdhaha ma ahan wax adag, kaliya waxaad u baahantahay in aad raacdo tilmaamahaan.

Ragg badan ayaa hamigoodu yahay in ay soo jiitaan gabdhaha shidan weliba kuwood aadka u quruxda badan ee isla weyn, balse waxaa ku adag sida loo soo jiito. Soo jiidashada gabdhaha runtii ma ahan wax sidaa u weyn haddii aad fahanto dareenka gabdhaha iyo waxa ay raga ka doonayaan. Hadaba su’aashu waxay tahay ma jiraan talaabooyin aad qaadi karto oo kuu fududeynaya in aad gabar walba soo jiidato?

Jawaabta macquulka ah waa HAAA.

gabdhaha shidan, gabdhaha shidan, tvga gabdhaha shidan, gabdhaha shidan somalia, qolka gabdhaha shidan

Sida aan wada ognahay gabadhaha shidan had iyo jeer waa kuwo buur isa saaro, maxaa yeelay waa kuwo qurux badan oo nin walbaa ayaa damcayo. Sidaas ay tahay raga qaar waa u fududahay soo jiidashada gabdhaha shidan, maxaa yeelay wuxuu yaqaanaa meelaha laga maro iyo waxa ay jecelyihiin.

Halkani waxaan kugula wadaagi doonaa dhowr arimood oo haddi aad raacdo aad guul ku gaari karto kuuna fududeyneyso sida aad ku soo jiidan lahayd gabadha aad ka heshay.

1. Gabdhaha shidan waxay ka helaan nin isku kalsoon

nin isku kalsoon, kalsooni, raga kalsoon

Jaceylku iyo rabitaankuba wuxuu ku yimaadaan kalsooni, Kalsoonidu waa waxa ugu muhiimsan ee aad ku soo jiidan karto gabdhaha. Gabdhaha badankooda waxay awoodaan in ay hore ka fahmaan inuu ninku leeyahay kalsooni iyo in kale.

Dumarku waxay kalsoonida ka fahmi karaan dhaqdhaqaaqa jirkaaga, hadalkaaga iyo ficiladaada. Marka aad gabar la hadlayso ama aad is aragtaan xooga saar in aad muujiso kalsooni.

Laakiin waxaa muhiim ah in aad ka taxadarto in aysan gabadhu kuu arag mid isla weyn, waayo gabdhaha waa necebyihiin raga isla weyn. Kalsoonida waxaad ku muujin kartaa in aad dhoolo cadeyso, in aadan noqon mid cabsanaya oo aan haddli karin. Raga qaar marka ay gabdhaha shidan damcaan islamarkaana ay rabtaan waxay muujiyaan cabsi fara badan, taasna waa qaladaadka ugu badan ee uu qofka sameeyo marka uu ku cusub yahay shukaansiga.

Gabar walba waxay doonaysaa nin ka qosol siin kara. Waliba haddii aad awoodo in aad qosol ka keento gabadha marka ugu horeysa ee aad kulantaan waxay xaqiijinaysaa taasi in ay soo dabacdo. Isticmaal erayo romantic ah oo isugu jira amaan iyo kaftan, kuwaasoo gabdhaha ka qosol siin kara.

Haddii aad ku guuleysato in aad gabadha qosol ka keento waxay u badan tahay in ay dhinacaaga u soo liici doonto misana kaa hesho. Waxaana sidoo kale kuu fududaanayo in aad soo jiidasho gabdhaha shidan.

Qish, baro: erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

2. Gabdhaha shidan ma jeclo nin kadaba ordo iyaga

gabdhaha shidan, ninka ka dabo ordo, ninka dhulka iska dhigo

Si kasta oo aad gabadha u soo jiidato, hadana dumarku waa necebyihiin ninka baahida badan muujinaya. Haddii ay gabadhu kaa dareento in aad tahay mid baahi badan u qaba waxay bilaabaysaa in ay kugu adkeyso. Isku day in aad muujiso in aad dooneyso gabadha adiga oo aan noqon mid carabka ka soo laalaado.

3. Gabdhaha waxay jecelyihiin ninka sheekada macaan

ninka, ninka gabdhaha, gabdhaha ninka, sheeko badan, sheeko jecel

Ha u xiisto sheekadaa iyo hadaladaada cajiibka ah. Haddii aad tahay nin sheeko macaan oo gabadha aysan ka daaleyn sheekadiisa waxay taasi kordhinaysaa dareenka ay kuu qabto. Iyo in ay u xiisto in ay waqti kula qaadato. Waliba marka aad u sheekeynayso waxaa sidoo kale muhiim ah in aad noqoto dhagayste fiican, oo iyadana marka ay hadal kuu sheegeyso aad xiiso leh oo xaadir ah aad u dhagaysato.

4. Noqo nin muujiyo Naxariis iyo Deeqsinimo

gabdhaha shidan, nin naxariis badan, deeqsi, deeqsinimo

Naxariistu waa mid soo jiidasho leh, ma jeclo gabdhaha shidan oo kaliye ee sidoo kale waxaa jecel qof walbaa, marka aan ka soo tagno taa, dumarku ma jecla ragga ad adag ee bilaa naxariista ah.

Isku day in aad u muujiso kalgacayl iyo dareen si aad ugu soo bandhigto naxariistaada misana aad tusiso ninka aad tahay. Sidoo kale waxaad soo bandhigtaa in aad tahay nin deeqsi ah, balse ha isku dayin in aad gabadha ku soo jiidato keliya in aad wax u iibiso.

Qish, halkaan waxaad ka baran kartaa gabdho shidan, riix aad isu diiwaan geliso:

5. Talo bixin

talo bixin, talo bixin jaceyl,

Deeqsinimadu waa in ay ku timaado si kedis ah, hana ka bad badin maxaa yeelay waxay kuu fahmeysaa in aad tahay nin doqon ah oo qof walbaa sidaa ka yeesho. Sidaa darteed Marka aad rabto in aad ka yaabsato u hadiyadeey waxyaabo yar yar oo iyada farxad gelin karo.

Gunta iyo gunaadka ma jeclo gabdhaha shidan nin aan isaga qiimo isu yeelin. Hadaba si kastaa oo aad u taalo iyo daruuf kastaa oo kaa muuqato, dhulka ha is dhigin. Markaa aad adigu isa sharafto ayey gabdhuhuna ku sharafayaan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.