Ku soo dhawoow qormo cajiib ah oo ku saabsan raaxada raga qaasatan meelaha dareenka badan ee ay raga ka kacsadaan. Meelahani waa meelo gaar ah oo dumarka qaar aysan garaneynin, haddii aad raacdo tilmaamahani waxaan kuu balan qaadeynaa in ninkaaga naaag kale xittaa uusan kaa damceynin.

In aad barato raaxada raga waa wax aad u macaan balse waxaa ka sii macaan marka aad fahanto waxyaabaha gaarka ah ee ay raga jecelyihiin. Hadaba maxaa kamid ah raaxada guurka gaar ahaan waxyaabaha raga dareenkooda aadka u kiciyo?
Jawaabtu waa mid fudud.
Dumar fara badan marka la soo hadal qaado raaxada guurka qaasatan raaxada rag ay raga jecelyihiin waa ay ku jahwareeraan, mana awoodaan in ay nimankooda toos u weydiiyaan. Si aysan taa u dhicin waxaan halkaan kuugu diyaarinay meelaha raga ay kacsadaan gaar ahaan meelaha dareenka badan ee waalida ah. Meelahaan marka aad taataabato waxa uu ka qaadi doonaa dareen aan inaba caadi ahayn.
Raaxada raga ay jedelyihiin
Marka hore u diyaar garow in aa barato maanta raaxada raga, waa haddii aad rabto in uu ninkaaga adiga uun kugu ekaado. Hadaba sidee ku ogaan kartaa Raaxada raga, qaasatan meelaha kacsiga leh?
Jawaabtu: waa mid aad u fudud.
Halkani waxaan kugu tusi doonaa sida ugu sahlan ee aad ku baran sirta raga, kaliya waxaad u baahan tahay in aad raacdo.
Raaxada raga: Ragga waxa ay jecelyihiin in sariirta lagu amaano
Ma ku aragtay su’aalahaan ninkaaga kadib raaxada? Ka waran xalay sariirta? Baahalkeyga aad uma weyno, xalay kacsi waali ah ayaa ihayay, Su’aalahaasi iyo su’aalo kaleba waxaa laga yaabaa in ay maqlaan xaasas fara badan balse aysan siinin nimankooda jawaab ku filan.
Markeey sidaas u hadlayaan raga waxa ay rabaan in ay ogaadaan inaad ku qanacsan tihiin ragnimadiisa. Xittaa hadduu baahalkiisa yareyn wuu ku weydiin. Wuxuu kaa rabaa oo kaliya; Baahalkaaga waa macaan, waxaan dareemaa raaxo aan caadi ahayn, waxaa isbedelo dareenkeyga marka aad……
Of course raga oo kaliya ma jeclo in lagu amaano raaxada guurka gaar ahaan raaxada sariirta ee sidoo kale waxaa jecel dumarka. Markaad maqasho hadalo nuucaas ah, ku dheh:
Erayo amaan ah gaar ahaan erayo aad ku muujineyso in uu baahalkiisa kugu filan yahay oo aad raaxo macaan ah ku dareento.
Tusaale 1: Xalay waxa ay ahayd habeen cajiib ah, waxaad I dareensiisay raaxo aan ilaa iyo hadda u riyaaqsanahay.
Tusaale 2: Weligeey raaxo uma dareemin sida xalay oo kale. Haddii aad xiiseysenyso erayo kale, halkaan ka akhriso: Erayo naxariis badan oo qalbiga taabanayo
Raga waxay u riyaaqaan hadalada wasaqda ah ee kacsiga leh
U dir ninkaaga fariimo cajiib ah. Raaxada raga waxaa kamid ah hadalada wasaqda ah. Hadaladaan dumarka Qaar waa isticmaalaan halka kuwa qaar ay ka xishoodaan ama nimankoodu aysanba arimo nuucaan ah kala hadlin. Dabcan raga aad ayeey u xiiseeyaan hadalada wasaqda ah, hadaan si kale u fasiro hadalo kacsi leh oo ku saabsan raaxada galmada. Hadaan tusaale yar ka soo qaadano waxaa kamid ah erayaddaan:
Aad ah ayaan kuugu baahanahay, caawa markaad timaado i qanci, maxaa yeelay dareenkeyga aad ayuu u kacsan yahay.
Waxaan ka fikirooyaa sida aan baahalkaaga butaca ah ka yeeli lahaa marka aad guriga timaado.
Erayadaas iyo erayo lamid ah.
Haddii aad xiiseyneyso inaad barato hadalada kacsiga leh ee ay raga jecelyihiin halkaan ka baro:
Raga wax ay xiiseeyaan baashaal badan
Dumarka qaar weey yaqaanaan raaxada raga oo horay ciyaarta kama soo gaba gabeeyaan. Waxa ay siiyaan waqti, xoogaa baashaal ah oo raaxo ah kadibna waxa ay sugaan ilaa uu ka kacsado.
Raga markeey kacsi dareemaan looma baahno in wax kale la sameeyo. Maxaa yeelay iyagaaba baahasha toos u soo aadayo. Adiga uma baahnid inaad wax kale sameyso marka laga reebo in aad marba meel iska salsalaaxdo. Il gaar ah ku haayo meelaha qaar raga waxay jecelyihiin in lagu celceliyo.
Raga waxay jecelyihiin in ay runta maqlaan
Gabar walbaa markiii laga weydiiyo raaxada raga gaar ahaan waxa raga ay jecelyihiin oo ay ka siman yihiin, durbaba waxa ay ku siineysaa jawaabta saxda ah. Raga waa ay naago jecelyihiin, hadaan si kale u macneeyo, waa ay wasmo jecelyihiin.
Dabcan waxaa jiro rag aanan wasmada balwadoodu ahayn balse badankood tani waa ay ka siman yihiin xittaa haddii ay galmadoodu aysan waqti badan qaadaneynin. Hadaba waa maxay waxa runta ah oo ay doonayaan in ay maqlaan. Wax kale ma ahan ee waxa ay jecelyihiin inaad u qishtaan halka aad raaxada ka dareentaan. Ma jiraan meelo qaar ah oo markii lagaa taataabto aad jeclaan lahayd? Hadaba u qish oo u sheeg, halka aad ugu jeceshahay.
Raga raaxo badan ma dareemaan haddaan idinku wax raaxo ah dareemeynin. Ciyaartu waa caajis markuu arko adigoo xanjo iska cunayo ama u soo jeedo sida qof caadi ah oo kale. Dumarka qaar ma muujiyaan wax raaxo ah xittaa haddii ay dareemayaan halka kuwa qaar ninka uusan aqoonin meelaha ay xaaskiisa ka kacsato.
Waxaa laga yaabaa in uuusan marnaba taabanin goobahaasi dareenka leh ee aad kacsato, markaas oo kale waxaa lagaa rabaa in aad gacantiisa ku taab taab siiso si uu u dareemo meelaha aad ka kacsato oo aad jeceshahay.
Raga Waxa ay jecelyihiin in boosaska loo bedbedelo
Dumarka inta badan bedbedelka boosaska weey ku jahwareeraan. Waxa ayna xiliyada galmadu socoto nimankooda weeydiiyaan su’aalahaan oo kale:
Intee, sidaanaa, maxaa sameeyaa iyo su’aalo lamid ah. Asiga wuxuu rabaa inuu dhinac u wareejiyo, iyadan waxaa laga yaabaa in ay fahmi weyso.
Markaad aragto in ninkaagu uu jecelyahay qaabab kale duwan, isku day inaad barato qaababka uu ugu jecelyahay iskuna day inaad dareento halka uu rabo inuu kuu wareejiyo adigoonan weydiin.
U jeedadiisu waxa ay tahay in uu dheereeyo raaxada oo ay sii macaanaato sheekadu, wuxuu marayaa caadkaasi. Markaas oo kale sameey ficilo dareen leh sida inaad bilaawdo riimid.
Tuaasle: Aaah, Ooh, macaane iwm.
Qoraa: Cabdi Yare – Xigasho Cishqi.com
What is the most populated city in Somalia?
The most populated city in Somalia is Mogadishu, which is also the capital and largest city of the country. As of 2021, the estimated population of Mogadishu is around 2.5 million people. The most populated city in Somalia Mogadishu is not only the most populated city in Somalia, but Mogadishu is a city with a …
Top 5 Historical Places in Mogadishu
Historical places in Mogadishu, the capital city of Somalia, has a rich history and cultural heritage that is reflected in its architecture and historic sites. However, due to decades of conflict and instability, many of these sites have been damaged or destroyed. Despite this, there are still a few historic places in Mogadishu that are …
The Tomb of the Unknown Soldier in Somalia
One of the best places to visit in Mogadishu is the The Tomb of the Unknown Soldier in Somalia. Mogadishu is a city in Somalia that has seen a lot of violence in the past. However, there is also a lot of history and culture here. One of the most interesting places to visit is …
The Most Memorable Vacation in Mogadishu Yet!
Vacation in Mogadishu is a must-do in your travels in Somalia. The city is a beautiful mix of old and new, and there are plenty of things to do and see. One of the best things to do is to wander around the old city, with its colourful mosques and winding streets. The city also …
The Best Places to visit in Hargeisa 2022
All the best Hargeisa travel tips including things to do in Hargeisa, Best Places to visit in Hargeisa, Top Somaliland attractions, accommodation in Somaliland and everything you need to plan a trip to Somaliland. The largest city and capital of Somaliland is called Hargeisa. It is situated in the Horn of Africa’s Maroodi Jeex area. …
The Most Unforgettable Moments in Kismayo
Planning to visit Kismayo, Somalia? These travel tips, photos and destination advice will help you plan your trip to Kismaayo, Jubbaland. In Somalia’s southern Lower Juba (Jubbada Hoose) province, Kismayo or Kismaayo is a port city. It serves as the autonomous Jubaland region’s business hub. The city is located close to the mouth of the …